Weeraryaahanka Newcastle Alexander Isak ayaa ka maqnaan doona xafladda abaal marinta PFA inkasta oo uu u sharaxan yahay Ciyaaryahanka Sanadka, waxaana la sheegay inuu Kooxda u sheegay inuu doonayo inuu ka tago. Liverpool ayaa diyaar u ah dalab cusub ka hor inta aan suuqa xirmin Setember 1.
Tags
PREMIER LEAGUE