Liverpool Oo Ku Sigatay In Ay Seegto Fursad Ay Ku Guuleysan Lahayd.


Liverpool ayaa ku sigatay in ay seegto fursad ay ku guulaysan lahayd afarta ciyaarood ee ugu horreeya horyaalka Premier League xilli ciyaareed, markii saddexaad oo kaliya. Waxay sidaas sameeyeen 2018-19 iyo 2019-20, waxaana loo baahday rigoore oo gool ka dhiliyay Mohamed Salah daqiiqaddii 94aad si ay guusha u gaaraan.

Qeybtii hore ee la'aanta waxa la arkay fursado aad u yar labada dhinac. Liverpool inkastoo ay 10 jeer kubadda la dhacday goolka, tiro u yar labada ayey ku dhowaadeen Martin Dubravka, mana aysan is beddelin arrintu intii ciyaartu socotay kadib masashada.

Alexander Isak weli qayb kama uusan noqon ciyaarta, waxaana Liverpool ka maqnaa hal-abuurkii looga baahnaa si ay u jebiyaan difaac adag ilaa garsoore michael Oliver uu tilmaamay rigoore ka dib qalad gacan-dhac ah oo uu sameeyay Hanibal Mejbri.
Isak halkan kama muuqan, inkastoo uu ciyaaray ku dhowaad 20 daqiiqo Sweden usbuucii dhexe. Maadaama uu ka maqnaa inta badan xagaaga si uu ugu qasbo weejintiisa Liverpool, waa la fahmi karay in Reds ay si taxadar leh u dhisayaab.

Xitaa haddii Isak uu ciyaari lahaa, waxaa uu kaliya soo geli lahaa daqiiqadaha dhamaadka. Marki ugu horreysay ee la arko ciyaayahanka $169 million (£125million) waxa ay weli sugaysaa.
Fursad kale ayaa ahayd Federico Chiesa oo kursiga keydka ku jiray, waxaana la soo geliyay daqiiqaddi 72aad. Taaas oo muujisay in tababare Arne Slot uusan lahayn weerar xoogan oo uu beddeli karo. Chiesa waxa uu helay fursad madax ah markiiba, balse wax badan kama aysan soo bixin.

Su'aasha wxay tahay: ciyaaryahan ma maqnaan karaa xitaa inta uusan daqiiqad ciyaarin? Isak waxaa laga yabaa inuu sidaas yahay, balse Salah ugu dambayn qabow ayuu goolka ka dhaliyay
.
Florian Wirtz waxaa uu dhaliyay laad xor ah oo cajiib ah xilli uu u ciyaaray xulka Germany, waxaana uu horey u muujiyay claamado ah waxa uu Reds u keeni karo. Laakiin qiimihiisa $135 million ka hor intaan lagu darin waxyaabo kale ayaa keenay in filashooyinka la saaro.

Ciyaaraha ka dhanka ah Bournemouth, Newcastle United iyo Rsenal ayaa u diiday meel uu ka ciyaaro. Runtii, ciyaaro sida Burnley waa kuwa uu ku muujin karo hal-abuurkiisa. Hase yeeshee, kulankan wax yar oo yar ayuu muujiyay, balse wali wa la qabsanayaa Premier League.
Si kastaba ha ahaatee, Liverpool ma sii wadi karto inay guul ku gaarto qaab noocan ah oo saqiiqado dambe ah. Ugu dambeyn, waxay u baahan doontaa guul si sahlan loo gaadho oo natiijadeedu tahay 2-0. Taas weli ma dhicin.



Post a Comment

Previous Post Next Post