Kooxdiisa toddobaadka kaddib kulamadii furitaanka horyaalka, wuxuuna si gaar ah ugu
amaanay ciyaaryahan liverpool ah oo uu ku tilmaamay "Excellent".
CIYAARAYAHANKA LIVEROOL OO SOO JIITAY INDHAHA REDKNAPP
Redknapp ayaa liiskiisa kudaray ciyaaryahanka Liverpoll ee bandhig fiican sameeyay
kulankii furitaanka, isagoo sheegay in xiddigani uu ahaa midka ugu saameynta badan
safka Reds, Inkastoo liverpool ay suuqa kala iibsiga ku mashquulsan tahay. haddna
bandhiggan ayaa xasuusinayay taageerayaasha awoodda ay kooxda weli leedahay,
SABABTA UU REDKNAPP U DOORTAY
Redknapp wuxuu ku tilmaaamay ciyaaryankaas "mid aad u fiican (Excellent)" isagoo
xusuy
"wuxuu ciyaaray kulan heer sare ah, wuxuuna ahaa farqiga ugu weyn ee u dhexeeyay
labada Kooxoood."
Kalsoonida uu helay ciyaaryahanka ayaa muujisay in tababaraha cusub ee Arne Slot uu si
fiican ugu adeegsaday safka koowaad.
SAAMEYNTA MUSTAQBALKA
magacaabista Redknapp ayaa sii xoojisay kalsoonida ciyaaryahankan ee guduha Anfield.
haddii uu qaabkan sii wado, wuxuu noqon karaa mid muhiim u ah Liverpool xilli
ciyaareedkan. gaar ahaan kaddib bixitaakii Luis diaz iyo dhaawacyadii saameeyay
Weerarka Kooxda.
GUNAANAD
Liverpool waxay ku bilaabatay xilli ciyaareedka 2025/26 sii xoog leh, iyado
ciyaaryahanadoodu qaarkood durba kasbadeen amman ballaaran. Hurry Redknapp ayaa
doortay xiddigan Reds si uu ugu mid noqdo kooxdiisa Toddobaadka, taas oo muujinaysa
sida Liverpool ay u diyaarsan tahay inay difaacdo horyaalka premier League