Jermie Frempong ayaa lagu beddelay kulnaka xilli-ciyaareedkan kadib markii uu
dareemay xanuun muruqa bowdyada ah, taasoo ahayd taxaddar, maadaama difaaca midig
Conor Bradley uu horey u dhaawacnaa. Taasi waxay ka tagtay. Liverpool iyadoo ay ku
yaraanayaan xulashooyinka difaaca midig, inkastoo joe Gomez uu ku soo laabtay
tababarka, haddana weli diyaar uma aha inuu bilaabo.
Slot ayaa sheegay in Frimpong uusan ciyaari doonin kulammada soo socda ee Newcastle
iyo Arsenal, halka Bradley loo yeeray xulka Nothern Ireland balse laga yaabo inuusan
waqtiga ku imaan. Macallinku wuxuu xusay in laga yaabo inuu ciyaartoy kale sida Diminik
Szoboszlai ku ciyaarsiiyo boos aan caadi ahayn si uu booskaas u daboolo."
Tags
PREMIER LEAGUE