Kooxda FC Barcelona ayaa xilli xiyaareed fiican ku qaanaysaa Yurube, iyadoo ay di weyn isu bedeshay tan iyo markii uu yimid tabaraha cusub Hansi Flick. ilaa hadda, waxay ku guulaysteen labo koob oo muhiim ah: Supercopa De Espania iyo Copa del Rey.
Mid ka mid ah xidigaha ugu ifaya xili ciyaar eedkan waa Lamine Yamal, oo 17 sano jir ah. Inkastoo da'diisu yartahay, hadana waxa uu qabtay bandhigyo cajiib ah, taas oo keentay in lala barbardhigo halyeeyada waaweyn ee kubadda cagta.
si kastaba ha haatee, Yamal ma jecla isbarbardhiggaas, wuxuuna muujiyaa xushmad iyo is-hoosaysiin.
Mar uu warbaahinta la hadlay ayuu yiri:
Anigu isma barbar dhigayo ciyaartoy kale. Yamal mar walbo wuu muukiyay sida uu uxushmeeyo Lional Messi, xaqiiqdii marka la eego tirooyinka, Yamal ayaa hadda horreeya marka la barbar dhigo Messi oo 17 jir ahaa. amessi wuxuu 9 kulun u saftay Barca xilligii da'daas oo uu hal hal gool kaliya dhaliyay. Balse Yamal wuxaa muuqata hormar aad uwayn.
0 Comments