Barcelona ayaa lagu khasbay inay sugaan inta ay ka noqonayaan horyaalka la lliga kaddib markii Real madrid ay goo daqiiqadii ugu danbaysay kaga badisay Rea; Mallorca Arbacadii.

Barcelona ayaa lagu khasbay inay sugaan inta ay ka noqonayaan horyaalka la lliga kaddib markii Real madrid ay goo daqiiqadii ugu danbaysay kaga badisay Rea; Mallorca Arbacadii.

Natiijada waxay ka dhigan tahay in kooxda Hansi Flick ay ku guuleysan karto horyaalka Khamiista hadii ay ja adkaato Espanyol kulanka Catalan derby-ga.

Real mallorca ayaa u muuqatay inay la yaab ku noqon doonto Madrid kadib markii Matin Valjent uu gool dhaliyay horaantinn ciyaarta, taasoo martida u ahayd Santiago Bernabeu

Si kasataba, Real Madrid ayaa soo laabatay qaybta labaad iayadoo uu Kylian Mbappe dhaliyau goolka barbardhaca, kadibna waxay bilaabeen cadaadis xoogan si ay u helaan goolka guusha.

Mallorca waxay u muuqatay in ay dhibic kala bixi doonaan ciyaarta, balse waxa ay jabtay daqiiqadihii ugu dambeeyay markii Jacobo Ramon uu dhaliyay goolka guusha, taasoo ahayd kubbaddii ugu dambeysay ee ciyaarta.

hadda waxa ay tahay in Barcelona ay shaqo qabsato habeenka Khamiista marka ay la ciyaarayso Espanyol.

 

Post a Comment

0 Comments